FBI Salt Lake Hate Crimes PSA - Somali Language
FBI Salt Lake Hate Crimes PSA - Somali Language
Video Transcript
Xafiiska FBI-da ee Salt Lake City, wuxuu u adeega gobollada Utah, Idaho, iyo Montana.
FBI-du waxay mar kasta la socotaa isbeddellada caalamiga ah ee laga yaabo inay saameyn ku yeeshaan waddankeena gudahiisa.
Waan ognahay in dhacdooyinkii u dambeeyay ee ka dhacay gudaha dalkeena iyo dibeddaba, ay sababeen in ay sii bataan dhibaatoyinka iyo cagajugleynta dhex mara bulshooyinka qaarkood.
Warki oo kooban, annagu uma dulqaadan doono waxyaabahaas oo kale
Hadafka FBI-du waa difaaca shacabka Maraykanka iyo ilaalinta Dastuurka. Mas’uuliyadaasna waxaa ka mid ah ka hortaga nacaybka iyo rabshadaha colaada leh.
Laakinse, waxaan wax ka qaban karnaa markaan wax ka ognahay oo keliya.
Waan fahansannahay, sababaabo badan awgood, in dadka qaarkood laga yaabo inay ka baqaan ama ka warwareegaan inay u soo dacwoodaan ciidammada sharci ilaalinta. Laakinse, waxaan rabaa inaan idiin xaqiijiyo in FBI-du halkaan u joogto adeega bulshooyinka oo dhan, iyo inay si nabadgelyo leh u wada ilaaliso.
Haddii adiga, ama qof aad taqaanid uu la kulmo hanjabaad cabsigelin ah, waa muhiin inaad no soo sheegtid.
Cabasho kasta ee naloo soo cawdo waxaan uga shaqeynaa si dhab ah.
Naga soo wac taleefonka (801) 579-1400 ama 1-800-CALL-FBI.
Haddii ay tahay xaalad u baahan gurmadka deg-deg ah, wac 9-1-1.
Si loo sii wado ballaarinta wacyigelinta iyo xoojinta xiriirka aan la leenahay bulshadeena kala duwan, ayaa FBI Salt Lake City waxay fariintan ku sii dayn doontaa luqado dhowr ah.
Ogow markasta, waxaan halkaan u joogna inaan kuu adeegno.
Video Download
Video Source
Recent Video
- 09.18.2024 — FBI Seattle ASAC Discusses White Collar Crime
- 09.18.2024 — FBI Seattle: Ask an ASAC: Counterintelligence
- 09.12.2024 — FBI Protected Voices Initiative
- 09.12.2024 — Prevent Mass Violence Campaign PSA 1:1
- 09.12.2024 — Prevent Mass Violence Campaign PSA
- 09.10.2024 — Inside the FBI Podcast: Safe Online Surfing Program Returns for 2024
- 09.09.2024 — Fighting Fraud
- 08.22.2024 — FBI New Haven Issues Warning About Financial Sextortion
- 08.19.2024 — Frauds and Scams PSA (1:1)
- 08.19.2024 — The FBI Warns of Frauds and Scams
- 08.16.2024 — FBI and Connecticut Attorney General Warn of Scams
- 08.14.2024 — FBI New Orleans Op Clean House
- 08.14.2024 — Director Wray Public Service Announcement on Frauds and Scams
- 08.07.2024 — FBI Charlotte Teen Academy 2024
- 08.05.2024 — Ask an ASAC: Violent Crime
- 08.05.2024 — FBI Richmond Seeking Diverse Special Agent Applicants
- 08.02.2024 — Inside the FBI: Investigating Assassination Attempts
- 08.01.2024 — Ask an ASAC: Cyber
- 07.31.2024 — FBI Cleveland FAIT Students Dust for Fingerprints
- 07.31.2024 — FBI Cleveland FAIT Students Learn From Bomb Tech
FBI Weekly Newsletter
Subscribe to our email newsletter for news on the FBI, sent out every week.